U gudub macluumaadka ku jira
Suomi lyhyesti

Finland oo la soo koobay

Waa la daabacay02.05.2022
Miyaad og tahay xaqiiqooyinkan ku saabsan Finland iyo Finnishka?

Dowladda

  • Finland waa jamhuuriyad waxayna xubin ka tahay Midowga Yurub (EU).
  • Caasimadda Finland waa Helsinki.
  • Finland waxay u qeybsantahay degmooyin leh is-maamul.
  • Ahvenanmaa waa deegaan ismaalula oo Finland ka tirsan.

Dadka

  • Finland waxaa deggan 5,5 milyan oo qofood.
  • Luqadaha rasmiga ah ee Finland waa Finnish iyo Iswidish (qiyaastii 5 % dadka Finnishka ah waxay sidii afkooda hooyo ugu hadlaan iswidish).
  • Waxaa kale oo Finland deggan dadka saamiyiinta ah. Saamiyiintu waa dadka kaliya ee asalka ah ee Midowga Yurub.
  • Finnishka badnaatooda waxay si fiican ugu hadlaan ingiriiska.
  • Dadka luqadaha qalaad ku hadla waa 8%.

Juquraafiga iyo jawiga

  • Finland waxay ku taalaa Waqooyiga Yurub gaar ahaan Soonaha Badda Baltiga.
  • Wadamada deriska Finland la ah waa Ruushka (bariga), Norway (Waqooyiga), Sweden (galbeedka) iyo Estonia (koonfurta).
  • Ballaca Finland waa 338 432 km², waxaana ku jira dhulka Finland iyo gudaha biyaha.

Dhaqaalaha

  • Lacagta Finland waa yuuro.

Macluumaad ku saabsan Finland oo shabakado kale ku jira