U gudub macluumaadka ku jira
Perhe Espoossa

Qoyska Espoo jooga

Waa la daabacay11.04.2022

Bogga Qoyska Espoo jooga waxaad ka heleysaa tilmaamaha waxqabadka haddii aad guursanayso, cunug guriga ku hayso ama aad adeed u rabto ehelkaada oo waayeel ah.

Macluumaadka deegaanka

Select your municipality in order to see information about local services when browsing the site.

Guurka

Linkigu wuxuu ku geynayaa adeegga bannaakiisaDigi- ja väestötietovirasto

Isku mehrin

Linkigu wuxuu ku geynayaa adeegga bannaakiisaDigi- ja väestötietovirasto

Codsiga baaritaan caqabaha guurka

Dhalashada cunugga

Linkigu wuxuu ku geynayaa adeegga bannaakiisaHUS Helsingin yliopistollinen sairaala

Dhalmada

Daryeelka cunugga

Linkigu wuxuu ku geynayaa adeegga bannaakiisaMannerheimin lastensuojeluliitto

Cawinaada xagga daryeelka caruurta ah

Beeraha ama jardiinooyinka degaanka iyo naadiyo

Dadka da’da ah

Dadka da’da ah waxay isticmaali karaan adeegyada rugaha caafimaadka ee caadiga ah. Intaas waxaa sii dheer oo dadka da’da ah ee Espoo loo fidiyaa adeegyo u gaar ah, tusaale ahaan adeegyada daryeelka guriga. Haddii aad dooneyso macluumaad ku saabsan adeegyada dadka da’ada ah, la xiriir rugta la-talinta dadka da’da ah (seniorineuvonta).

Tel. (09) 816 33333
nestori(at)espoo.fi

Markii aad guriga ku daryeeleysid qof ehelkaaga ah

Haddii aad guriga ku daryeeleysid qof ehelkaaga ah waayeelnimo, xanuun ama naafanimo awgeed, si uu qofkaasi guriga ugu noolaado, waxaa laga yaabaa inaad xaq u leedahay kaalmada daryeelka ehelka.

Dhibaatooyinka qoyska dhexdiisa

Linkigu wuxuu ku geynayaa adeegga bannaakiisaLänsi-Uudenmaan käräjäoikeus

Macluumaadka xiriirka