U gudub macluumaadka ku jira

Hagahaada Finland

Marka aad Finland u soo guureyso, InfoFinland ayaa ku caawinaysa! Halkan waxaad ka heleysaa macluumaadyada muhiimk ah oo dhan ee ku saabsan goobaha shaqada, waxbarashada, sharciga deganaanshaha, deegaanka iyo nolosha maalinlaha ah ee Finland. Soo fiiri oo faahfaahin dheeraad ah ka sii aqri!

Magaalooyinka

Waxaa kale oo aad InfoFinland ka heleysaa macluumaad ku saabsan adeegyada deegaannada.

InfoFinland waa bog shabakadeed luqado badan oo bixiya macluumaad la aamini karo oo loogu talaggalay dadka qorshaysanaya in ay Finland u soo guuraan iyo dadka horay u daganaa. InfoFinland waxaa lagu sameeyaa wadashaqeyn lala leeyahay hawlwadeennada dowliga ah, bogaggana si joogto ah ayaa gaajiyaa.

Infofinland.fi